Banaan-bax ka dhacay maanta Magaalada Garoowe (VIDEO)

Darawalada uu gaadiidkooda ku shaqeeyo Dhaweeye ayaa magaalada Garoowe ku dhigay maanta Banaanbax ay kaga Cabanayaa lacag dheeraad ah oo ay ku soo rogtay shirkada dhaweeye.

Magaalada Garoowe ayaa saakay uusan ka shaqaynay adeega dhaweeye kadib markii shirgadu gaadiidka lacag saartay.