Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Sh/hoose oo maanta la dhaariyay (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha cusub gobolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweyne Lafta-gareen oo khudbad dardaaran ah ka jeediyey Munaasabada dhaarinta ayaa tilmaamay howlaha Horyaala Gudoomiyaha iyo Dadaalada Dowlada ay ku bixisay dib-u-xureynta Gobolka.