Cabdi Xaashi oo soo saaray Habraaca Doorashada Senatorad Aqalka Sare ee Somaliland (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa soo saaray Habraaca maamulka Doorashada Xildhibaannada labada Gole ee ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland).