Falanqeeyn: Halkee u socotaa Soomaaliya, Maxaase laga filan karaa Doorashooyinka ? (VIDEO)

Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ahna Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Africa, gaar ahaan Soomaaliya ayaa ka hadlay marxaladaha adag ee Soomaaliya mareyso iyo doodaha hareeyay Doorashooyinka Dalka ee 2020/2021.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10224223193476604&id=1505403903