Video:-Muuse Suudi “Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga ceshan waayeen”

Senator Muuse Suudi Yalaxow, oo kamid ah Golaha Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Fahad Yaasiin oo ah Agaasimaha Hay’adda NISA iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, isagoona sheegay in wax ceshtan ay waayeen.

“Mahdi Guuleed reer waqooyi waa naga celi waayeen hadii Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay, Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen waxa dalkeena ku ciyaaro waa isagaa la leeyahay” ayuu yiri Senator Muuse Suud Yalaxow.

Halkan ka daawo muuqaalka