Xulka kubadda cagta Puntland oo lagu dhawaaqay (VIDEO)

Macalinka xulka kubadda cagta Puntland Ibraahim Cabdi Cali, oo goor-dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay xulka ka qayb-gaali doona tartanka Dowlada goboleedyada Dalka ee ka dhici doon Magaalada Muqdisho.

Xulka lagu dhawaaqay oo dhan 22 ciyaartoy, waxaaa xulkii hore kaaga jira 7-qof, halka 14 ciyaartoy ee kale ay yihiin kuwo ku cusub xulka.

Akhriso Liiska xulka kuubada cagta Dowladda Puntland uga qayb gelaaya tartanka Dowlad goboleedada Soomaaliyaa 2020.