Booliska Gobalka Mudug oo la wareegay Qalabka Isgaarsiinta Ciidammada (VIDEO)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka ayaa kala wareegay Axmed Cabdisalaan Gabax qalabka Isgaarsiinta Ciidanka Booliska oo ay ugu deeqeen Ciidammada Qaar kamid ah jaaliyadaha Reer Puntland.