Isbitaalka Guud ee Gobalka Mudug oo qeyb cusub lagu kordhiyay (VIDEO)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Cabdinaasir Xaaji Yuusuf, ayaa xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitaalka Guud ee Gobalka Mudug.