Olalaha joojinta tacadiyada ka dhanka ah jinsiga oo Garoowe laga daah-furay (VIDEO)

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland ayaa maanta magaaladda Garowe ku daah-furtay ololaha sannadlaha ee 16-ka maalmood ee la dagaallanka xadgudubka ku salaysan jinsiga.