Taliye ku-xigeenka Ciidanka Daraawiish-ta Puntland oo booqday xerada Abqaale (VIDEO)

Taliye ku-xigeenka Ciidammada Daraawiish-ta Dowladda Puntland Sareeyo Guuto Axmed Cali Salaad, ayaa kormeer ku tagey dugsiga tababarka Ciidanka ee Abqaale ee Degmada Xarfo.