Maxay tahay Baahida ugu weyn ee hada heysa Booliska Puntland ?

Dib uhabaynta ku socota Booliska Puntland halagu daro qaybta isgaarsiinta ama xiriirka.

Baahiyaha xiligan ugu waa weyn ee haysta Booliska markii laga tusaale qaato qiimayntii ugu danbaysay waa Xaafiis isgaarsiineed oo aan jirin.

Majiro Xaafiis Boolisku si toos ah xogta 24-ka saac ugu soo diro kaasoo ururiya kadibna ugudbiya Taliska.

Taa badalkeeda Talye qaybeed walba waxuu si toos ah ula xiriiraa Talyaha guud oo usiiyaa xogta,isagaana umadax banaan Gobolkiisa.

Waxaa meesha ka maqan isku xirnaantii Gobolada oo idil iyo isla Xisaabtankii guud.

Booliska Puntland dib uhabayntiisu waa muhiim.

Jibril Qoobey.