Muxuu Puntland uga dhignaa kulankii Deni & Beesha Caalamka ?

Safar muhiim ah,ayuu ahaa iyo Shir loo baahnaa in uu qabsoomo xili xiriirka Puntland iyo caalamku uusan joogin meeshii la rabay.

Arimaha ay kawada hadleen Puntland iyo beesha caalamka waxaa ugu xooga badnaa waxay ahaayeen arinka Doorashada.

Beesha caalamku waxay qabtaa in Doorashada wakhtigeeda lagu qabto oo dib udhac uusan imaan,waxayna Puntland usoo jeediyeen in ay bilowdo hanaanka Doorashada.

Si gaar ah waxay ucodsadeen in Puntland ay qabato Doorashada Seneterada Aqalka-sare oo ay tahay in la qabto 10-ka bisha soo socota ee December.

Sidoo kale Beesha caalamku waxay Puntland ufasaxday dhaqaalihii Doorashada lagu geli lahaa.

Waxaa muuqata in Puntland ay tahay jookarkii Dalka.

Jibril Qoobey.