Puntland oo fariin u dirtay daneeyayaasha Dadka dhagoolada ah (Akhriso)

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland ayay ku amartay cidkasta oo danaaynaysa inay waxaa uu qabtaan dadka dhogaalaysha ee ku dhaqan Puntland inay la xiriiran Hayda daryeelka dhagoolada Puntland