VIDEO: Jaaliyadda Reer Puntland ee Australia oo $44,600 ugu deeqay Wadada Ceeldaahir – Ceergaabo

Jaaliyadda Reer Puntland ee kunool dalka Australia ayaa Lacag gaareysa $44,600 oo dollar ugu deeqay dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo.