Farmaajo, Fahad iyo Sirdoonada dalalka Itoobiya, Eritrea & Qatar oo kulan leh

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in Shir deg-deg ah hada u socdo FARMAJO, Fahad iyo iyo sirdoonada 3 dal ( Qatar, Ethiopia iyo Eritrea).

Waxaa looga arinsanayaa masiirka Jubaland iyo ciidamada Kenya ka jooga somalia. Ila wareed muhiim ayaa cadaynaya in gunaanadka lagu gaari doona 4 qodob.

  • In Madaxweynaha JUBBALAND AHMED MOHAMED ISLMAM lagu eedeeyo qiyaano qaran.
  • In KISMAYO loo aqoonsado magaalo Somali xoog kenya uga haysato.

-In maamulka JUBALAND loogu yeero kuwo cadaw u gacan galay.

  • Maamul kameel-gaar ah oo Garbahaarey xarun u tahay la magacaabo.