FALANQEEYN: Muxuu salka ku hayaa go’aanka DFS ay ku eriday Safiirka Kenya ?

Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, sidoo kalena Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda ayaa ka hadlay go’aankii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku ceyrisay Safiirka Kenya u joogay Magaalada Muqdisho.