Akhriso: Magacyada Xildhibaanada ay Xasaanada kala laabteen Baarlamaanka Puntland

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa xasaanaddii ka qaaday 8 Xildhibaan oo lagu soo eedeeyay jebinta Xeer hoosaadka iyo Anshaxa Golaha Wakiiladda Puntland.

Xildhibaanada Xasaanada ay kala laabteen Golaha Wakiillada Puntland ayaa kala ah;

1: Xildhibaan Cabdijamal Cismaan
2: Xildhibaan Cabdiqani surato
3: Xildhibaan Muuse Jajabsay
4: Xildhibaan Cabdicasiis Baduugaaye
5: Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre
6: Xldhibaan Saleeban Faarax.
7: Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore
8: Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.