Wasiir Afrax oo ka hadlay xaalada magaalada Beledweyne (VIDEO)

Wasiirka Wasarradda Arrimaha Gudaha  Fedaraalka Iyo Dib-u -Heshiisinta General Mukhtaar Xussen Afrax, oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay xaalada Beledweyne oo maanta ay ka dhaceen Is-rasaaseyn iyo banaan-baxyo looga soo hor-jeedo Madaxweynaha Hirshabelle iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=815326102367838&id=100016713672410