Madaxweyne Deni oo la kulmay Isimada dhaqanka Puntland (Sawirro) Posted By: Jibril Qoobey December 5, 2020 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan qado ah la yeeshay qaar ka mid ah Isimada Puntland. Share this:TwitterFacebook