Midowga Musharixiinta oo ka digay Boob lala damacsan yahay Shidaalka Soomaaliya (Akhriso)

Golaha Midowga Musharaxiinta oo War-saxaafadeed soo saaray ayaa walaac ka muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagoo ku tilmaamay tallaabadaas boob hanti qaran, iyadoo lagu jiro marxalad doorasho oo kala guur ah.