VIDEO: Odayaasha iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland oo dhaliilay Farmaajo

Siyaasiyiin iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada ka soo jeeda Gobolada Waqooye ayaa markale ka soo horjeestay Gudiga Doorashooyinka kuraasta Soomaaliland.