Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ku dhawaaqday go’aamo culus (VIDEO)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Cumar Xasan Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe ayaa ka hadlay go’aamo ay soo saartay Wasaaraddu, oo ku aadan wax ka qabashada Sicir-bararka.