Axmed Madoobe dib ugu laabanaya Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Axmed Madoobe dib,ayuu ugu laaban doonaa Kenya maalmaha soo socda.

Madaxweynuhu waxuu Kenya kasii aadi doonaa Imaaraadka Carabta.

Dareenka shacabka Jubaland waxuu tilmaamayay lwax ka qabashada laba arimood oo kala ah…

1.Amaanka oo dabcay
2.Magacaabista Wasiirada cusub.

Arinta Amaanka si weyn,ayuu uga hawlgalay Madaxweynuhu,waxaana uu qaaday talaabooyin xoojin ah.

Wasiirada magacaabistooda dib,ayuu udhigay Madaxweyne Axmed Madoobe ilaa doorashada Fadaraalku dhinac udhacayso.

Jibril Qoobey.