Gaalkacyo oo uusan ka hirgalin go’aankii Xukuumada ee Dolar-ka

Shacabka Gaalkacyo oo ka cabanaya Qiimihii dolarka ay Dowladu ugoysay in lagu sarifo oo aan ka hirgalin Magaaladaas.

Qiimaha dolarka,ayaa maanta Gaalkacyo ka marayay 45000/55000 halkii dolar.

Maamulka Gobolka,Taliska Booliska oo ay ahayd in ay fuliyaan amarka Dowlada sida Magaalooyinka Bosaso iyo Garowe,ayaan udhaqaaqin fulintaas.

Jibril Qoobey.