Gudiga aan loo dhamayn Ee khilaafaadka oo Gudoomiye doortay

Guddiga aan loo dhamayn ee xallinta khilaafaadka Doorashooyinka,ayaa Guddoomiye u Doortay Cabdilaahi Abyan Nuur.

Sidoo kale Gudiga,ayaa Guddoomiye ku xigeen u doortay Maxamed Ibraahim Barre.

Gudiyadan,ayaa ah kuwo aan loo dhamayn oo Villa Somaliya dhankeeda kawadato.