Gudiga badbaadinta doorashada oo dooranaya Gudoon

Gudiga badbaadinta Doorashada ee Musharaxiintu ay dhawaan dhiseen,ayaa dooranaya Gudoon.

Gudiga waxaa la filayaa maalinka beri ah in ay iska dhex doortaan Gudoonka.

28-Xubnood,ayuu ka kooban yahay Gudigan matalaya 14-ka musharax,waxaana loo qaybsaday min 2-xubnood.

Horay waxay musharaxiintu ubalan qaadeen in ay qaadi doonaan talaaba walba oo doorashada dalka lagu badbaadinayo.

Jibril Qoobey.