Hay’ada Socdaalka Somaliya oo amaro cusub dul dhigtay muwaadiniinta Kenya

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowlada Fadaraalka Soomaaliya,ayaa amaro cusub dul dhigtay Muwaadiniinta Kenyanka ee doonaya in ay u soo safraan Soomaaliya.