Video:-Maxaa looga hadlay Fadhigii Baarlamaanka Puntland Ee Maanta??

Dec 7, 2020: Fadhiga 22aad kal-fadhiga 47aad Golaha Wakiilada Dawlada Puntland.

Fadhiga oo Ajandihiisu ahaa La Xisaabtanka Golaha Xukumadda ayaa waxaa maanta hor-yimi masuuliyiinta Wasaaraddaha kala ah;

  1. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL
  2. Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta DPL
  3. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska DPL
  4. Wasaaradda Amniga & DDR-ta DPL
  5. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, dhaqanka iyo Dalxiiska DPL

Waxay Goaha la wadaageen warbixinta Wasaaradaha kadibna mudanayaasha golaha Wakiilada DPL ayaa su’aalo weydiiyey mas’uuliyiinta wasaaradaha.

Halkan ka daawo muuqaalka