Nuxurka khudbadii Madaxweyne Deni ee Shirka SPF

Madaxweyne Deni Khudabdiisa shirka SPF qodobada ugu muhiimsanaa”

  1. In kulan deg deg ah Madaxda Qaranku isugu timaado
  2. In Musharaxiinta loo ogolaado ka qeyb galka doodaha siyaasadda si hufan oo xor ah
  3. In Guddiga Doorashada ay ahaadaan Dad Bulshada dhex dhexaad u noqon kara laguna wada kalsoon yahay. Lana joojiyo fara gelinta tooska ah
  4. In Gobolka Gedo xaaladiisa lagu dhameeyo is afgarad. Maamulkooda heer State loo daayo. Fara gelinta ciidan laga daayo
  5. In Doorashada Gobolada Waqooyi lagala tashto hogaanka ugu sareeya Mudane Abdi Hashi oo ah hogaanka siyaasadeed ee ugu sareeya xukunka Awood qeybsiga Beelaha Goboladaas ahna Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dalka
  6. In la joojiyo dib u eegista lagu hayo Kuraasta xildhibaanada oo aan loo dhameyn
  7. Intaas oo qodob waxaan diyaar u nahay inaan wada hadal deg deg ah ka yeelano si Guddiyadu dhaqso ugu howl galaan

Jibril Qoobey.