Puntland shuruud ayay ku xirtay imaanshaha Rooble ee Garowe

Puntland shuruud ayay ku xirtay imaanshaha Rooble ee Garowe.

Shuruuda ay ku xirtay Rooble in uu yimaado Garowe,ayaa ah..

B.In uu ka hor yimaado doorashadii Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka ee heer Fadaraal shalay ay sameeyeen.

T.In aan wax talaabo ah la qaadin inta laysku imaanayo ee mucaaradka iyo Dowlada laysku keenayo.

Rooble soo jeedintaas way ku adkaatay in uu fuliyo,waxaana sidaa ku baaqday safarkiisii Garowe.

Sidoo kale Kooxda Fahad badalkii Rooble waxay udirayaan Garowe Qoor-qoor inkastoo Puntland aysan weli aqbalin socdaalkiisa.

Safarka Rw Rooble ee Kismaayo waxuu ku xirnaan doona natiijada kasoo baxda tagida Qoor-qoor ee Garowe hadii Puntland aqbasho.
Xigasho Suxufi Jibril Heres