QOOR-QOOR IYO DENI OO ISKU MOWQIF NOQDAY!!

Madaxweyne Qoor-qoor oo asna khudbeeyay,isagoo isticmaalaya Aalada Zoom-ka kuna sugan Dhuusamareeb,ayaa ku raacay Qodobada Madaxweyne Deni ka hadlay.

Qodobka muhiimka ah ee Qoor-qoor taabtay isku mawqifkana ay ka noqdeen Deni,ayaa ahaa.

B.In Shirkii hore uu ahaa mid wanaagsan balse hada loo baahan yahay in mid deg-deg ah ay iskugu yimaadaan madaxda Qaranka.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu hadli doonaa beri subax ama beri galab midkood.

Jibril Qoobey.