Waa kuma wakiilka Farmaajo Ee Doorashada Xildhibaanada Sool??

Faarax Maxamed Goobe waa wasiir ku xigeenkii hore e Wasaaradda Caafimaadka hadana wuxuu u yahay la taliye Arimaha bulshada ah M.xigeenka Axmed Karaash.

Waa Xerta Masjid Rowda Bosaso iyo Maamulihii hore ee Manhal Hospital waxayna isku xer yihiin shiikh Daahir AwCabdi

Waxay si khaas ah uwada shaqeeyaan Safiirka Somaliya ee Turkiga Caydiid iyo Safiir Siyaad Shire Garaase oo asna usharashan kursiga Baarlamaanka ee Beesha Naaleeye Axmed.

Waxaana si hoose u riixaaya Agaasimaha mudada badan joogay ee Wasaarada Caafimaadka Puntland Cabdirasaaq Xirsi Xasan(Rabiile) oo ka mid ah Dadka qarsada lashaqaynta Nabad iyo Nolol.

Faarax Goobe waa Ninka hada loosoo diray Xildhibaanada Beesha Dhulbahante ee Puntland laga soo dooranayo,waxuuna toos ugu xiran yahay Farmaajo.

Faarax waxuu mudan yahay in si gaar ah loola socdo.

Jibril Qoobey.