Axmed Madoobe oo udhoofay Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu tagay Nayrobi oo uu uga sii gudbay caawa Dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Axmed horay,ayuu casuumad uga haystay madaxda sare ee dalkaas.

Axmed Madoobe intii uu joogay Jubaland wax weyn ayuu ka badalay hawlgalinta Ciidamada amaanka kuwaasoo habac sanaan laga dareemayay bilihii udanbeeyay.

Jibril Qoobey.