Video:-Maamulkii Gedo Ee Nabad iyo Nolol oo laga soo saaray

Maamulkii Gobolka Gedo ee Nabad iyo Nolol oo laga soo saaray halkaas dibna loogu soo celiyay Muqdisho.

Cadaadis beesha caalamka ka yimid,ayaa keenay in Maamulka Mucalimow uu hogaaminayo dib loo soo cesho.

Balse Nabad iyo Nolol,ayaa qorshaynaysa in Maamulka Jubaland markuu soo gaaro Gedo mudaahaaraad laga horkeeno si beesha caalamka loogu tuso in aan Axmed Madoobe laga doonayn Deegaanka.

Weli Gedo waxaa kusii sugan Ciidamadii Villa Somaliya ay ku daabushay.

Jibril Qoobey.