Video:-Puntland oo kor uqaadaysa khibrada Shaqaalaha Saadaasha Hawada

Wasaarada Deegaanka Beeraha & Isbadalka cimalada Dawladda Puntlaan ayaa Garoowe ku qabatay Tababar lagu baranayay saadaasha cimilada iyo Fariimaha deg dega ah waxaana ka qayb galay shaqaalaha waaxda isbadalka cimilada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/2fsg6M5AcX/