Video:-Tartan Deeq Waxbarasho oo lagu qabtay Buuhoodle

Godoomiyaha Gobolka Cayn ayaa daah-furay Imtixaan laga qaaday arday u tartamaysa deeq Waxbarasho oo ay bixisay Wasaarada Horumarinta Haweenka Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/2frZ4BfVGz/