Wafuud culus oo Garowe kusoo wajahan maalmaha soo socda

Garowe waxaa kusoo wajahan laga bilaabo maalinka beri foog ah wafuud ka kala socota Dowlada Fadaraalka iyo Galmudug.

Wafuudu sidaan ayay ukala imaanayaan Garowe…

1.Madaxweyne Qoor Qoor berrito,ayuu Garowe imaanayaa.

2.Wasiirka Arimaha dibada Maxamed Cabdirisaaq iyo Wasiir Duraan Khamiista ayay kusoo aadan yihiin Garowe.

3.Ra’isalwasaare Rooble waxuu imaanayaa Garowe maalinka Jimcaha ah.

Puntland horay shuruud ayay ugu xirtay imaanshaha Garowe ee wafuudan.

Ilaa iyo hada lama hayo aqbalaada Puntland ee socdaalka madaxdan waxa ay ku aqbashay.

Jibril Qoobey.