Dagaal culus oo ka bilowday Muqdisho Posted By: Idil News Staff December 9, 2020 Dagaal culus,ayaa ka socdo isgoyska Carwo Itko ee kala qeybiya dgemooyinka Howl-wadaag iyo Wardhiigley. Waxa laysku adeegsanayaa rasaaas fudud iyo Baasuukayaal. Illaa iyo hadda ma cadda cidda dagaalamaysa. Share this:TwitterFacebook