Saraakiil udhashay Beesha Mareexaan oo lagu laayay duleedka Guriceel

Weerar ka dhacay meel udhow Guriceel,ayaa lagu laayay 5-Sarkaal oo kasoo jeeda Beesha Mareexaan,halka 4-,kalana ay dhaawacantay.

Saraakiisha la laayay,ayaa tababar kusoo dhamaystay Xerada Xoosh,waxayna kusii jeedeen Balanbale.

Maleeshiyada Weerarka gaysatay,syaa kasoo jeeda Beesha Cayr.

Saraakiishan la laayay,ayaa loogu aaray kuwii lagu layn jiray Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur,sida wararku xaqiijinayaan.

Jibril Qoobey.