Video:-Maamulka iyo Ganacsatada Bosaso oo heshiis gaaray

Masuuliyiin ka socday Dowladda Puntland iyo Ganacsatada Gobalka Bari oo kulan ku yeeshay magaalada Boosaaso, ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray dib u furista suuqyada ganacsiga Boosaaso iyo qaadashada Lacagta Soomaaliga,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158879767316878&id=742346877