Israa’iil iyo Morocco oo xiriir Diblomaasi yeeshay

“Israel, Morocco agreed to full diplomatic relations, US President Donald Trump has announced. Within the past few months, Israel normalised relations with UAE, Bahrain and Sudan”

Israa’iil iyo Morocco waxay ku heshiiyeen in ay yeeshaan xiriir Diblomaasi oo buuxa,sida uu sheegay Madaxweynaha Maraykanka.

Dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay waxaa xiriirkoodu caadi usoo laabtay Israa’iil iyo dalalka kala ah Imaaraadka,Baxrayn,Sudan.

Talaabooyinkan waxay Israa’iil u yihiin guul siyaasadeed oo weyn.

Jibril Qoobey.