Maraykanka oo dukhayn ugaystay Alshabaab Posted By: Idil News Staff December 10, 2020 Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM),ayaa shaaca ka qaaday inay laba duqeymood ka fuliyeen magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe maanta, kuwaas oo lala beegsaday khubarro Al-Shabaab u qaabilsaneyd qaraxyada. Share this:FacebookX