Maxaa ka dhaxeeya Gudoomiyaha Gudiga doorashada Dowlada iyo Fahad Yaasiin??

Gudoomiyaha Gudiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka Ciro iyo Fahad Yaasiin waxay kala qabaan laba Gabdhood oo wallaalo ah oo ilmo Faarax taani ah????

Sidoo kale waxaa Seedigood ah Safiirka Somaliya ee Qatar oo la dhashay Gabdhaha.

Cirro waa xubin ka tirsan Sirdoonka Nisa waana madaxa diiwaan galinta ee hay’adaas.