Macno intee le’eg ayuu uleeyahay reer Puntland W.Arimaha dibada??

Marka laga soo tago ka gilgilashadii dadka faraha badan soo saartay ee ahayd in aan Nin masuul ah oo Cumar Maxamuud ah oo Dowlada Puntland fasax ka haysta shaqsiyaad ku bahdilaan Garowe Maxamed muxuu noo hayaa???

Maanta Puntland,ayuu joogaa ee ma awoodaa in uu 2-arimood sameeyo??

1.In uu Rooble Garacad geeyo

2.In Safaaradaha 36-da ah ee laga ilaaliyay reer Puntland Cawad miskiin oo jooga uu naga siiyo awood qaybsiga aan ku leenahay.

Labadaas qodob haduu fuliyo hogaamiye soo baxay oo mustaqbal leh iga dheh.

Hadii kalese Laba ama Sadex bilood Wasiir magac uyaal ah iga dheh!!

Jibril Qoobey.