Video:-Maxaa kasoo baxay kulankii Deni iyo Rooble

2-Maalmood oo maalmo shaqo ahaa,ayuu Puntland ka khasaariyay Rooble!!

Waxba masoo kordhin safarkiisu mana jirto wax uu awood uleeyahay go’aaminteeda.

Marka laga soo tago hab maamuuska muuqda ee ah in uu yahay ra’isalwasaarihii Jamhuuriyada macno kale majiraan.

Kulanka maanta dhacay Rooble waxuu ku yiri Madaxda Puntland Xubnaha Gudiga doorashada kusoo darsada.

Puntland waa ku qososhay waxayna usheegtay wax badan oo ay tahay in laga wada hadlo,ayaa ka horeeya arimahaas.

Rooble isagoo ra’isalwasaare ah in uu yimaado Garowe,ayaa macno usamaynaysa.

Beri,ayuu tagayaa,waxaana soo bixi doona warqad iska farsamo wado furid ah.

Halkan ka daawo muuqaalka