Abiy oo aqbalay dalab uga yimid Imaaraadka Carabta

Imaaraadku Abiy waxay si weyn uga garab siiyeen dagaalkii Tigreega,iyagoo ku caawiyay diyaaradaha Drones-ka oo 30 ah.

Sidoo kale dhaqaalaha dhankiisa ayay Abiy ka caawiyeen oo waxay Bangiga Dhexe ee Itoobiya ku shubeen lacag 4-Bilyan ah.

Imaaraadku arimaha Abiy ay hor dhigeen ee uu ogolaaday waxaa ka mid ah in uusan ka qayb qaadan soo laabashada Farmaajo qorshaysanayo sida ay sheegeen ilo wareed muhiim ah.

Farmaajo quwadaha uu ku xisaabtamayay taageeradooda waxaa ugu horeeyay Abiy tanaasul badana uu galiyay siduu ukasban lahaa.

Warkan waxuu ku yahay dhabarjab xoog leh Farmaajo.

Jibril Qoobey.