Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Kenya usocdaalay

Muuse Biixi saakay,ayuu uduulay Kenya,waxuuna casuumad ka helay Madaxweyne Uhuru.

Kenya waxay kor uqaadaysaa xiriirka Somaliland,iyadoo ku cadaadinaysa Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Siyaasad xumida Farmaajo waxay keentay in uu la macaamiilo waayo caalamka iyo Shacabka Somaliyed.

Somaliland waa qayb ka mid ah Somaliya oo ubaahnayd la dhaqan siyaasadeed oo aragti iyo Wadaniyad ku fadhida.

Muuse Biixi Nayrobi si maqaam Madaxweyne leh in loogu soo dhaweeyo waxay dharbaaxo siyaasadeed ku tahay Dowladnimada iyo Midnimada Somaliya,waxayna niyad jab ku tahay Qof walba oo Somaliya.

Jibril Qoobey.