Muxuu kusoo idlaaday Kulankii Isimada iyo Rooble??

“Deni iyo anigu waa is haynaa ee na dhexgala”Ayuu ku yiri Rooble Isimada uu kula kulmay Garowe.

“Siyaasada Deni,ayaa nagu matala anaga ee waxii dhaqan ah,ayaan ku shaqo leenahay”Sidaana Isimadaa ku yiri.

Rooble waa saqiiray,waxuuna muujiyay khibrad yari siyaasadeed iyo in uusan lahayn awood hogaamineed oo uu dalka uga gudbiyo xiligan adag.

Door,ayaa ufurnaa uu taariikh ku samayn lahaa mustaqbalkiisa siyaasadeedna sii wadi lahaa,balse kama faa’idaysan.

Jibril Qoobey.