Qoor-qoor oo Rooble ku khasbay in uu Dhuusamareeb kasoo dego

Qoor-qoor waa diiday in uu Gaalkacyo yimaado kulana kulmo RW Rooble.

Qoor-qoor waxuu ku adkaystay in loogu yimaado Dhuusamareeb oo la maamuuso si la mid ah madaxda kale.

Rooble caawa waxaa xaflad loogu qabanayaa soo dhaweyn ah Qarsiga Madaxtooyada Puntland.

Beri ayayna ubadan tahay in uu usafro Dhuusamareeb hadii rabi idmo Rw Rooble.

Jibril Qoobey.