Rooble oo ka faa’idaysan waayay fursadiisii Garowe

4-sano waxaan ka diidnay Farmaajo miyaan 4-saac uga yeelnaa Wiil meel laga jiro aan aqoon.

Qorshuhuba ma ahayn in uu la yimaado Garowe Gudiga isiiya RW Rooble.

Waxaa laysku ogaa in uu Garowe yimaado Rooble kadibna Dhuusamareeb ugudbo.

Deni iyo Qoor-qoorna iskugu tagaan Gaalkacyo oo uwada duulaan Kismaayo.

Kismaayo ay ku kulmaan madaxda Dowlad Goboleedyada marka danbana Rooble ka daba tago,halkaana lagu xaliyo arimaha laysku hayo.

Rooble oo gacmo maran markuu ku laabto Xamar Farmaajo warbaa uyaala waana fursadii ugu danbaysay.

Puntland taariikh bay horay usamaysay caawana markale ku celisay.

Sida kaliya ee Farmaajo dalka looga saari karo waa go’aan adaygaas.

Guul iyo Gobanimo

Jibril Qoobey.